berberatoday.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Xalay Hotelada Hargeysa Kula Caweeyey Qaar Ka Mid Ah Shacabka , Kormeer-na Ku Soo Maray Wadooyin La Dhisaayo + [ Sawiro ]
March 16, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa habeennimadii xalay oo ay taariikhdu ahayd 15-03-2019 waxa uu kormeer ku soo maray dhismaha waddooyinka degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge oo uu madaxweynuhu hore amar ugu bixiyey in dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyo, wakhtiganna gacanta lagu hayo iyadoo qaybo badan oo kamid ahna la dhisay.

Kormeerkaasi ka dib waxa uu madaxweynuhu la caweeyey qaarka mida shacbiga ku dhaqan caasimada, kuwaasoo isugu jiray madaxda dhaqanka, culimo, dhallinyaro iyo aqoonyahan ku sugnaa wakhtigaasi Hotel Golden oo ka mida Huteellada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ku yaalla.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing
Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting
Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting and indoor
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing
Image may contain: 2 people, people smiling, beard
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing
Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 2 people
Image may contain: 5 people, people smiling, people sitting, wedding, table and indoor
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 1 person, smiling, standing
Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Waxaana madaxweynaha Kormeerka ku wehelinaayey Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka, Mudane Cabdilaahi Abokor Cismaan, Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbi xaakimka Kulmiye, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere) iyo taliyaha ciidanka ilaaladda madaxtooyada, General Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf Afguduud.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews