berberatoday.com
Madaxweyne Trump Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Khadka Telefoonka Ku Wada Hadley + [ Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
March 16, 2019 - Written by admin

Addis Ababa(BErberatoday.com)-Raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa khadka telefanka wadda hadal kula yeeshay dhigiisa dalka Maraykanka Donald Trump.

War ka soo baxay xafiiska raysal wasaare Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in labada hoggaamiye ay isla soo qaadeen tacsida ay la wadaagayaan dadka, qoysaska iyo waddamada ay ka soo jeedeen dhammaan dadkii ku dhintay shilkii diyaaradeed ee dhawaan ka dhacay dalka Itoobiya.

Warka ayaa sidoo kale lagu sheegay in madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump uu amaanay duulimaadyada shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airline, isaga oo xusay in shirkadaasi ay tahay hay’ad xooggan, waxaanu caddeeyey in dalkiisu diyaar u yahay bixinta wixii taageero farsamo ah ee loo baahdo.

Warka ayaa intaas ku daray in madaxweyne Donald Trump uu muujiyey taageerada uu u hayo isbadalada muddooyinkii ugu dambeeyey ka socday wadanka Itoobiya.

Labada hoggaamiye ee Itoobiya iyo Maraykanka ayaa wada hadalka ay khadka telefanka ku yeesheen waxay iskula garteen xoojinta xidhiidhka dublamaasiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews