berberatoday.com
Xulka Qaranka Bangladesh Oo Ka Badbaaday Weerarkii Masaajidka New Zealand
March 16, 2019 - Written by admin

New Zealand(Berberatoday.com)-Kooxda kubbadda Cricket-ka ee dalka Bangladesh ayaa si dirqi ah uga badbaaday weerarkii lagu qaaday masaajidka Christchurch ee dalka New Zealand, gaar ahaan masaajidka Al Nuur.

Maamulaha kooxda Khaalid Mascuud ayaa sheegay in ay masaajidka gaadheen 4 daqiiqo ka hor kooxda intii uusan dhicin weerarka, kooxdana ay masaajidka ku sugnaan lahaayeen waqtigii uu dhacayay weerarka.

Wariye Maxamed Cisam oo ka tirsan taleefishinka ESPN ayaa sheegay in uu isaga la socday kooxda, ayna meesha ka baxsadeen markii ay rasaasta bilaabatay, iyaga oo ka baxay dhanka parkiinka, kadibna ay sii aadeen meel lagu badbaday

“Ciyaartooyda waxa ay maqleen rasaasta, waxay ay arkeen dadka oo albaabka si halhaleel ah uga soo baxaya, qaarna baska ay hoos galeen” ayuu yidhi.

Kooxda ayaa la ciyaari lahayd xulka dalka New Zealand maalinta sabtida ah, taas oo hadda la joojiyay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews