“Adeer Waxan Aad Ka Sheekayneyso Anigu Garan Maayo …”Daawo Muuqalka Wasiir Ka Cadhoodey Su,Aal La Weydiiyey
March 17, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Dastuurka Iyo Xidhiidhka Golayaasha somaliland Maxamed Xaaji Aadan oo wareysi siiyay Wariye Khaalid Foodhaadhi oo katirsan Bahda warbaahinta Goobjoog ayaa ka cadhoday su,aal uu wariyuhu weydiiyay isaga oo hadal kulul ka jawaab celiyay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan’
https://youtu.be/EFbDEemSbLQ
Berberatoday.com