”Bariga Sanaag Uma Baahna Ciidamo La Dul Geeyo ..”Kuxigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
March 17, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghaye ku xigeenka xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga hadley ciidamo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland oo uu sheegay in la dul geeyey shacabka deeganka Yube ee gobalka Sanaag .
Xoghaye ku xigeenka ayaa sheegay in dadka deegankaasi aaney maanta u baahneen ciidamo la dul geeyo balse ay u baahan yahiin biyo iyo baad
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/CrV3DtRoSMU
Berberatoday.com