Daawo Muuqalka”Maxkamada Laascaanood Oo Soo Bandhigtay Arin Ugub Ah Oo Ay Dacwadeeda Dhawaan Qaadey
March 17, 2019 - Written by admin
Laascaanood(Berberatoday.com)-Maxkamada magaalada Laacaanood ayaa waxaa ay soo bandhigtey arin ugub aheyd oo ay dhawaan kiiskeeda qaadey taas oo aheyd gabadh 11 jir ah oo loo guuriyey nin 40 jir si qasab ah