“Ma jiro Wakhti Cayiman Oo Wada-hadallada Somaliland Iyo Somaliya Loo Qorsheeyay”Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Yasiin Faratoon
March 17, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa yidhi”Ma jiro wakhti cayiman oo wada-hadallada (Somaliland iyo Soomaaliya) loo qorsheeyay”