berberatoday.com
Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Dib Udhis Iyo Dayactir Kuwada 6 Dugsi Waxbarasho Oo Berbera Kuyaala
March 17, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada hoose ee Degmeda Berbera waxay bilowday dayactirada qaar ka mid ah Dugsiyada Hoose/dhexe ee gudaha magaalada Berbera.

Iskuulada laga bilaabay dayactirada oo kala ah:-
1. Dugsiga Siciid Daa’uud 
2. Dugsiga Iimamu Shaafici 
3. Dugsiga Xasan Cali Cawaale
4. Dugsiga Cumar Toorey
5. Dugsiga Maxamud Xandule
6. Dugsiga hablaha ee Cabdicasiis

Dugsiyadan waxay ka mid yihiin 48 dugsi oo ay dawlada hoose ee Berbera gacanta ku hayso kuna maamusha barnaamijka Maamul Daadajinta ee Wasaaradaha Dawlada Iyo Dawlada Hoose Berbera Ka Dhexeeya..

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews