berberatoday.com
Madaxweynaha Jabuuti Oo Khudbad U Jeedinaya Xildhibaanada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Ee Somaliya
March 17, 2019 - Written by admin

Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo shalay soo gaadhay magaalada Muqdisho, ayaa maanta la filayaa inuu khudbad u jeediyo xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka.

Xildhibaanada ayaa kulan ku yeelanaya xarunta Tababarka ciidamada ee Iskuul Baluuziya ee magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa in Khudbad dhinacyo badan taabaneyso uu uu jeediyo xildhibaanada.

Related image

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay, waxaana gabi ahaanba la xiray waddooyinka gala xarunta ciidamada Tababarka oo uu maanta ka furmayo kulamada baarlamaanka.

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa dib loo dhigay furitaanka Kalfadhiyadooda, waxaana loo sababeeyay xiisadda u dhaxeysa labada aqal ee baarlamaanka, iyadoo xalay xildhibaanada fariimo loo diray.

Guddoomiyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka qeyb galaan kulanka maanta ka dhaceyo magaalada Muqdisho.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews