Madaxweyne Geellaha Jabuuti Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Lagu Sheegay Safarada Jabuuti Ee Muqdisho+Daawo sawirada
March 17, 2019 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynayaasha Dawlada Xamar iyo Ka Dawlada Jabuuti ayaa waxaa ay maanta si wada jir ah xadhiga uga jareen dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti , waxaana ka qeyb galay munaasibadaas Madaxweynayaasha labada dal, goleyaasha Dowladda iyo diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee Muqdisho ka hawl gala ayaa haatan lasoo gabagabeeyay.