Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Gaadhay Magaalada Boorama.
March 19, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland Prof Aadan Xaaji Cali iyo xubno katirsan gudida maxkamada sare oo maalmihii udanbeeyay hawlo shaqo ujoogay gobolka gabiley ayaa waji labaad ee shaqadooda ka bilaabi doona gobolka awdal oo ay maanta gaadheen