Wasiirka Warfaafinta Ereteriya Oo Ka Hadlay Socdaalka Ay Weftigoodu Hargeysa Ku Joogaan
March 19, 2019 - Written by admin
Asmara(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Ereteriya Yemane G. Meskel, ayaa ka hadlay socdaalka ay weftiga Ereteriya ku joogaan caasimadda Somaliland ee Hargeysa.