Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Ee Iscasilay Oo Xalay Xabsiga la Dhigay .
March 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-War ay xaqiijisay Warbaahinta Madaxa Banaan ee Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in xalay ciidanka booliska Somaliland ay xabsiga dhigeen agaasimihii wasaarada warfaafinta ee dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi warqadiisa iscasilada u gudbiyey Cismaan Xuseen Warsame .
Masuulkan oo hada ku xidhan xarunya danbi baadhista ee C.I.D -da ayaa Ilaa hada laamaha amaanku aanay ka hadal sababta dhabta ah ee loo xidhay .
Masuulkan ayaa warqadiisa iacasilada ku sheegay in uu xilkaas iskaga casilay arimo caafimaad