Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Wasaarada Warfaafinta Oo Hanti Dhawrku Xabsiga Utaxaabay
March 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti Dhowrka Guud ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee wasaarada Warfaafinta, Xasan Maxamed Maxamud. Waxana loo haysta arrimo musuq maasuq.
Xasan yare ayaa wasaarada ku soo biiray sanadkii 2005, markaas oo la Furay Telefishanka Qaranka Somaliland ilaa wakhtigaas waa uu hayay xilkaas markaliya lagama bedelin