Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Wasaarada Warfaafinta Oo Hanti Dhawrku Xabsiga Utaxaabay
March 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti Dhowrka Guud ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee wasaarada Warfaafinta, Xasan Maxamed Maxamud. Waxana loo haysta arrimo musuq maasuq.