Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Warbixintii Aljazeera, Meeshana Ka Saaray In Dahab Shiil Ku Lug Lahaa Heshiiskii Dp World
March 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirguddoonka baarlamaanka Somaliland ayaa uu kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada ee Ereteriya Cismaan Saalax Maxamed, waxaanay guddoomiyayaasha labada gole la hadleen warbaahinta ka dib markii uu kulankaasi dhammaaday.