Daawo Muuqalka”Masuul Iska Casilay Xisbiga Waddani Kuna Biiray UCID
March 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaasimi Xaaji Ibraahim Tubeec oo ka mid ahaa xisbiga Waddani ayaa maanta si rasmi ah xisbigaasi iskaga casilay kuna biiray xisbiga mucaaridka ah ee UCID