berberatoday.com
Dalka Finland Oo Noqday Dalka Loogu Farxada Badanyahay Dunida
March 21, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey “World Happiness Report” oo soo baxday maanta ayuu dalka Finland sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan dunida.

Finland ayaa sanadkii hore sidoo kale liiska booska koowaad ka gashay iyadoo wadamada Danmaark iyo Noorweey ay galeen kaalinta labaad iyo tan sadaxaad.

Sweden ayaa sanadkan gashay kaalinta todobaad halka ay sanadki hore uga jirtay kaalinta sagaalaad.

Filip Fors, aqoon-yahan cilmiga bulshada ayaa sheegay iney adag tahay sharaxaada waxa keenay in dadka reer Finland u noqdeen sanadkan kuwa ugu farxadda badan dunida. Balse waxa la sharxi karaa sababta ay wadamada Norden ay liiska ugu jiraan meesha ugu sareysa.

– Si ahaan waxa ugu wacan taa dhaqaalaha wanaagsan iyo heerka nolosha wanaagsan ee wadamadan iyo waliba musuq maasuqa oo ku yar, ayuu yidhi Filip Fors.

Ma aan arag cid si wanaagsan u sharaxi karta waxa sababay in dadka Finland ka farxad badan yihiin kuwa ku nool Danmaark, Norweey iyo Sweden ayuu ku daray Filip Fors, aqoon-yahan cilmiga bulshada.

Liiska dalalka iyo faraxadda dunida

1. Finland (7.769)
2. Danmark (7.600)
3. Norge (7.554)
4. Island (7.494)
5. Nederländerna(7.488)
6. Schweiz (7.480)
7. Sverige(7.343)
8. Nya Zeeland (7.307)
9. Kanada (7.278)
10. Österrike (7.246)
11. Australien (7.228)
12. Costa Rica (7.167)
13. Israel (7.139)
14. Luxemburg (7.090)
15. Storbritannien (7.054)
16. Irland (7.021)
17. Tyskland(6.985)
18. Belgien (6.923)
19. USA(6.892)
20. Tjeckien (6.852)

WADAMADA LIISKA HOOSTA KAGA JIRA:
137. Egypten (4.166)
138. Zambia (4.107)
139. Togo (4.085)
140. Indien (4.015)
141. Liberia (3.975)
142. Komorerna(3.973)
143. Madagaskar (3.933)
144. Lesotho (3.802)
145. Burundi (3.775)
146. Zimbabwe (3.663)
147. Haiti (3.597)
148. Botswana (3.488)
149. Syrien (3.462)
150. Malawi (3.410)
151. Jemen (3.380)
152. Rwanda (3.334)
153. Tanzania (3.231)
154. Afghanistan (3.203)
155. Central Afrikanska Republiken (3.083)
156. Sydsudan (2.853)

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews