berberatoday.com
Hargeysa”27 Shaqaale Caafimaad Oo Sameeyey Shaqo Joojin”Daawo Muuqal
March 21, 2019 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-27 Shaqaale Cafimaadka oo ka hawl gala Xanaanada xaafadaha New Gabiley ee magaalada Gabiley, ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin ay sameeyeen.

Shaqaalahan caafimaad ayaa shaqo joojin tooda ku sababeeyay tiro shaqaale ah oo ay Wasaarada Caafimaadka Somaliland ku dartay mushaharaadka shaqaalaha Caafimaadka qaranka, iyagoona sheegay in 27-ka qof ee ka hawl gala Xanaanadaasi aanay Wasaarada ka helin xaqoodii.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews