berberatoday.com
Ururka Qareennada Somaliland Oo Shaaciyey In Xukuumaddu Ku Tacaddiday Garyaqaanno
March 21, 2019 - Written by admin

Boorama(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha ururka Qareennada Somaliland ee SOLA Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo), ayaa sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku tacaddiday shan qareen oo ka hawlgalayey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, oo uu socdaal ku tegay.

Guddoomiyaha qareennadu waxa uu ka hadlay doorka dowladda looga baahan yahay ee ay urur ahaan buuxiyeen iyo sida aan sharciga loogu dhaqmin marka dhaqdhaqaaqyada dowladdu qaadayso la eego.

Warkaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

https://youtu.be/RWX5UHzJ_DM

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews