“Waftigii Eretria Ee Somaliland Yimid Waxuu Ahaa Nibiri Inoo Soo Caaridey ..” Xisbiga UCID”Daawo Muuqal
March 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha gobalada iyo degmooyinka ee xisbiga UCID Md Cabdiqani salaf ayaa waxaa uu ka Hadley waftigii ka socdey dawlada Eretria ee dhawaan Somaliland yimid waxaana uu ku sifeeyey Nibiri u soo caaridey Somaliland