Afghanistan: Askar Mareykan Ah Oo Howl-Gal Lagu Diley
March 22, 2019 - Written by admin
Kabul(Berberatoday.com)-Laba ka tirsan ciidamada Mareeykanka ayaa lagu dilay maanta oo Jimca ah dalka Afganistaan xilli ay hawlgal ku jireen.
Mareeykanka iyo xoogagga uu horseedka ka yahay ee NATO ayaan bixin fahfaahin intaasi dheer.
Ciidamo Mareeykan ah oo tiradoodu gareeyso 14,000 ayaa baaqi ku ah dalka Afgansitaan, kuwaasoo ka qayb ah hawlgal tababaro iyo taageeraba loogu fidinayo ciidamada Afganistaan.