Daawo Muuqalka” Masaajid Ku Yaala Dalka Ingiriiska Oo Xalay Saq Dhexe Weerar Lagu Qaadey
March 22, 2019 - Written by admin
UK(Berberatoday.com)-Masaajid Ku Yaala Dalka Ingiriiska Oo Xalay Saq Dhexe Weerar Lagu Qaadey Hargeysa (Ilays-News):- Masaajido ku yaalo magaalada Brigham ee dalka Ingiriiska ayaa habeenkii xalay aheyd goor danbe oo saq dhaxe ah lagu qaadey weerar oo lagu bur buriyey qeybo ka mid ah