Maamulaha Dugsiyada Nuuradiin Mahad Ibraahim Maxamed Oo Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ku Xukuntay 14000$ Iyo Sababta
March 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobolka Maroojeex ayaa Maamulaha dugsiyada Nuuradiin ee Hargeysa Mahad Ibraahim Mxaamed ku xukuntay afar iyo toban kun oo doolar 14000$.
Waxaana Lacagtaas Maxkamada Gobolka Maroodijeex uxukuntay Macalimiinta kala ah Axmed Yuusuf Axmed, Faysal Nuux Muxumed oo ay makamadu sheegtay inay ku yeesheen dugsiyada waxabarshada ee Nuuraadiin.’
Halkan Hoose Ka Akhri Waraaqada Xukunka Maxkamada
