“Bal Maanta Yaa Loo Raacayaa Heshiiskii Khatumo Ee Siilanyo Saxeexay ..”Proffesor Cali Khaliif Galaydh”Daawo Muuqal
March 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Siyaasi Cali Khaliif Galeydh madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo xalay ka hadlaayey munaasibad lagu falanqeynaayey dib u furista Distoorka dalka ayaa waxaa uu sheegay in aad mihiin u tahay in Distoorka dib loo furo
Cali Khaliif ayaa sheegay in aanu maanta garaneen cid uu u raaco inay dabo gasha oo uu u raaco heshiiskii uu magaalada Caynaba kula saxeexday madaxweynihii hore ee Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/stuPlbpQ-44