Daawo Muuqwalka”Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal oo Si Adag Uga Hadley Xadhiga Agaasimihii Maamulka Lacagta Ee Wasaarada Warfaafinta
March 23, 2019 - Written by admin
Borama(BErberatoday.com)-Madax-dhaqameedka, waxgaradka iyo Salaadiinta gobolka Awdal ee beesha reer Nuur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa si adag u cambaareeyay xadhig ay Xukuumadu kula kacday Agaasimihii maamulka lacagta ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo lagu soo eedeeyay fal musuq maasuq.
Sidoo kale Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Beesha reer Nuur, ayaa waxa kale oo ay cabasho xoogan ka muujiyeen xilal ay sheegeen in maalmihii u danbeeyay beeshooda laga qaaday
Halkan hoose ka daawo muuqaalka