“Dalka Oo Dhan Hal Family Baa Xukuma Oo SNM La Yidhaah-do ..” Guuleed Dafac”Daawo Muuqal
March 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa waxaa uu sheegay in dastuur ka Somaliland u yaala aanu aheyn mid shaqeeya isla markaana waxa dalka ka shaqeeya uu yahay waxii Maxamed Siyaad Bare laga bartey
Sidoo kale Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa xusay in dalka uu dhan ay xukumaan halka Family oo uu magacooda ku sheegay in ay yahiin ururkii SNM
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan