berberatoday.com
“Kominshanka Doorashooyinku Waxay Noo Sheegeen In Aaney Doorasho Xiligeedii Dhaceen ..” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan
March 23, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta fadhi albaabadu u xidhan yahiin ay la yeesheen Kominshanka doorashooyinka Somaliland isla markaana ay kaga wada hadleen qaabka ay kominshanku u wadaan hawlahooda shaqo ee ku saabsan doorashooyinka soo socda

Kulankan oo  saxaafadu dibad joog ka aheyd waxaa markii uu soo dhamaadey warbaahinta si kooban ula hadley gudoomiyaha golahaasi Saleeban maxamuud Aadan isla markaana waxaa uu shaaciyey in kominshanku uu golahooda u cadeeyey in aaney doorashadii golaha wakiilada iyo deeganku aaney dhaceen wakhtigii loo qoondeeyey oo aheyd dabo yaaqada sanadkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews