berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bari Khudbad Sanadeedkii Distooriga Aheyd U Jeedin Doona Baarlamaanka Somaliland
March 23, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maalinta bari ah waxaa la filayaa in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu khudbad sanadeedkii Distooriga aheyd u jeedin doono labada Gole baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada oo fadhi wada jir ah yeelan doona

Shacabka Somaliland iyo xildhibaadana uu khudbada u jeedin doono ayaa u dheg taagaya arimaha uu madaxweyne Biixi khudbadiisa kaga hadlayo iyada oo la filaayo inuu ku soo hadal qaado xaalka doorashooyinka dalka ka dhaci lahaa oo wali khilaaf ka taagan yahay

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews