berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyey Qaraxyo Moqdisho Maanta Ka Dhacay
March 23, 2019 - Written by admin

Moqdisho(BErberatoday.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday qaraxyo lagu qaaday dhismo ay ku yaalaan labo ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.

Wasaaradaha Howlaha Guud iyo Guriyeynta iyo tan Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa lasoo sheegaya in laga maqlayo rasaas teel teel ah.

Faahfaahin dheeraad ah wali lagama hayo khasaaraha ka dhashay qaraxyadan balse Xarakada alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegatay in weerarkaasi ay geysteen.

Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerarkan ayaa sidoo kale sheegtay in xoogag ka tirsan dagaalyahanadooda ay gudaha u galeen dhismaha ay ku taallo Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta walina ay halkaasi ka dagaalamayaan.

Magaalada Muqdisho ururka Alshabaab ayaa weeraro iyo qaraxyo ka gaysta.

Dhanka kale, Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa haatan xidhay goobta ay ka dhaceen qaraxyad.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews