” Wer Wer Baan Ka Qabaa Inay Doorasho Danbe Dalka Ka Dhacdo..” Siyaasi Siciid Sulub”Daawo Muuqal
March 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Siciid Sulub oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu wer wer ka qabo inay doorasho danbe dalka ka dhacdo