Daawo Muuqalka”Warbaahinta Qaranka Somaliland Oo Iska Difaacay Faalo Wareed Kaga Timi Tv-ga SAAB Eedeymo Culusna Ujeediyey Maamulka Tvgaas
March 24, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbaahinta ku hadasha afka xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeedisay telefishanka SAAB Tv oo ka mid ah TV-yada madaxa banaan ee dalka ka hawl gala
Telefishanka SAAB TV ayaa habeenkii xalay aheyd waxaa uu sii daayey war bixin ku saabsan miisanyada ku baxda warbaahinta qaranka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/drTV1JRg7os?t=2
Berberatoday.com