Markab Laga Leeyahay Norway oo Rakaabkii Saarnaa Laga Soo Badbaadiyey
March 24, 2019 - Written by admin
Oslo(Berberatoday.com)-Dowladda Norway ayaa sheegtay ku dhawaad 1,300 oo qof iney diyaaradaha qumaatiga u kaca ka soo badbaadiyeen markab ku xumaaday badda Choppy oo mishiinada ka cilladoobay.
Taliyaha Booliska Romsdai wuxuu sheegay in la soo badaadiyey dhammaan dadkii markabkaasi xumaaday saarnaa.
