Agaasimihii Waaxda Maamulka Maaliyada Wasaarada Warfaafinta Ee Xidhnaa Oo La Siidaayay Iyo Sababta Keentay
March 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimihii maamulka iyo lacagta wasaarada warfaafinta Xasan Maxamed ee hore hantidhawraha guud uu u xidhay ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay,
sii dayntiisa ayaa ka danbaysay markii dhawaan isagana LA sii daayay Agaasimihii guud ee wasaaradaasi oo isna hantidhawrku xidhay labadan masuul ayaa soo dayntoodu waxay salka Ku haysaa maadaama wasiirka wasaarada warfaafinta oo eedooda hantidhawrka iyo xeer ilaalintu u gudbiyeen madaxwaynaha si uu xilka uga qaado taasina uu Madaxwaynuhu Ku dhiiranwaayay in wasiirkaas uu xasaanada ka qaado si maxkamada loo horgeeyo,
– In la damiinto haba yaraatee.
– Inuu xadhiga iibsado ama cid kale u iibiso.
– Inuu ka faa’iideysto cafis Madaxweyne.”