Daawo Muuqalka” Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Shaaciyey Masuuliyiinta Musuq-maasuqa Loo Haysto
March 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inuu horyaalo kiis ama dacwad ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud oo eedaymo musuq maasuq u haysta Wasiirada Warfaafinta iyo Gaashaandhiga.