berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan C/Qaadir Jirde Oo Si Adag U Dhaliilay Qudbadii Madaxweyne Muuse Biixi
March 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha Kumeel gaadhka ah ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay khudbad sanadeedkii uu maanta madaxweyne Muuse Biixi  u jeediyey baarlamaanka Somaliland

Xildhibaan Jirde ayaa sheegay in Madaxweynuhu aanu Baarlamaanka la hor imanin khudbad madaxweyne Jeediyo balse uu la yimid khudbad borobagaando ka buuxdo oo xisbiga Kulmiye ah  isla markaana la moodo khudbad uu Olale doorasho ku galaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/XIvFz9059OI

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews