Daawo Muuqalka”Xildhibaan C/Qaadir Jirde Oo Si Adag U Dhaliilay Qudbadii Madaxweyne Muuse Biixi
March 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha Kumeel gaadhka ah ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay khudbad sanadeedkii uu maanta madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey baarlamaanka Somaliland
Xildhibaan Jirde ayaa sheegay in Madaxweynuhu aanu Baarlamaanka la hor imanin khudbad madaxweyne Jeediyo balse uu la yimid khudbad borobagaando ka buuxdo oo xisbiga Kulmiye ah isla markaana la moodo khudbad uu Olale doorasho ku galaayo