berberatoday.com
Qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyay In Ay Racfaan ka Qaateen Xukunku Ay ku Riday Maxkamada Gobolka M/Jeex, Kana Warbixiyay Marxaladii Ay Soo Martay Dacwadani!
March 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qareenka guud ee Dugsiyada Nuuradiin Qaybihiisa kale duwan ayaa War Murtiyeed kasoo saaray xukun sharci daro ah oo dhawaan maxkamada gobolka maroodi jeex ugu Xukuntay in laba macalin oo iskuulka wax ka dhigi jiray in magdhow lasiiyo.

War murtiyeedkan kasoo baxay xafiiska qareenka Dugsiyada Nuuradiin schools ayaa lagu sheegay in iskuulka nuuradiin xukunkaasi racfaan ka qaatay isagoo dhanka kalena sharci daro ku tilmaamay xukunkani.

Qareenka dugsiyada Nuuradiin Garyaqan Xuseen Maxamuud Fadal ayaa faah faahin ka bixiyay  marxaladihii ay soo martay dacwada udhaxaysa iskuulada nuuradiin iyo labadan macalin.

Halkan kaga Bogo war murtiyeedka kasoo baxay qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Dhamaystiran

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews