Somaliland Oo Shirkado Dhanka Isgaadhsiinta Ah Kala Noqotay Ruqsadii
March 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada iIsgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi, ayaa shaacisay inay liisankii ay dalka kaga shaqayn lahaayeen kala noqotay laba shirkadood dhanka Isgaadhsiinta ah.
Wasiirka ayaa waxa uu ku sababeeyay ruqsad kala noqoshada labada shirkadood inay iska bixin waayeen cashuurtii ku waajibtay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka