Burco”Maxkamada Uu Xukun Ku Riday Askari Ciidanka Somaliland Ka Tirsan Oo Khamri Lagu Qabtey”Daawo warbixin Muuqaal Ah
March 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada ciidamada Somaliland ayaa waxaa ay xukun ku riday askari ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland iyo muwaadin kale oo shicib ah kuwaas oo lagu qabtey khamri waxaana ay maxkamadu ku xukuntay midkiiba 3 sanno oo xadhig ah iyo saddex milyan oo ganaax lacageed ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/URvILfZ5mwg
Berberatoday.com