Gudoomiye Ciro Oo Booqdey Caasimada Labaad Ee Dalka Finland Lana Kulmay Madaxda Magaaladaas+Daawo Sawirada
March 26, 2019 - Written by admin
Turku(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo shalay booqasho ku tegey caasimadda labaad ee dalka Finland ee TURKU, ayaa waxa uu kulamo la yeeshay madaxda magaalada Turku oo ay wada-shaqayn fiican leeyiin, Madaxdaasi oo ka koobnayd sadexda xisbi ee golaha deegaanka ´magaalada Turku ee xisbiyada National Coalition Party , Social Democratic party and Greens party.
1. Gudoomiyaha Golaha deegaanka ee Magaalada ee Turku , Finland una sharaxan Golaha Baarlamaanka ee Finland doorahsda bisha April ee sanadkan Elina Rantanen