Wiil Somaliya Oo Dawlada Denmark Sharciga Dagnanashaha Hore Uga Qaaday Oo Dib Loogu Celiyay
March 26, 2019 - Written by admin
Kobenhagan(Berberatoday.com)-Dowlada Denmark ayaa dib ugu soo celisay Mohamed ibrahim oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya kaasi oo sharciga dalka laga ceshtay mudo laga joogo sanad iyo bar kahor.
Mohamed oo kamid ah 929 qof oo somali ah kuwaasi oo laga ceshtay sharciga dalka ayaa dalkaasi gaaray sanadkii 2013 waxana sababta sharciga looga ceshtay loogu sheegay in uu amaan yahay dalka somaliya xaalada dalkaasi ay soo hagaagtay.