berberatoday.com
Xulalka Sweden iyo Norway Oo Caawa Ciyaaraya Koobka Ciyaaraha Yurub
March 26, 2019 - Written by admin

Oslo(Berberatoday.com)-Tababaraha xulka qaranka Noorway Lars Lagerbäck ayaa aaminsan in ciyaarta caawa dhex mari doonta xulka qaranka kubbadda cagta Sweden iyo dhiggooda Noorway ay noqon doonto mid adag.

Haddii la igu khasbi lahaa inaan qiyaaso rajada ciyaartu waa 50-50% ayaan u maleeyn. Waxay noqon gool nasiib ah oo lagu guuleeysto ama barbar dhac, sida uu sheegay Lars Lagerbeck oo horay u ahaan jiray tababaraha xulka qaranka Sweden ee kubbadda cagta.

Halka uu tababaraha xulka Sweden ee kubbadda cagta, Janne Andersson sheegay in kolka ey ciyaareyaan xulalka kubbadda cagta ee Noorway iyo Sweden ay ciyaartu u dhacdo si nidaamsan oo habsami ah, sida uu hadalka u dhigay.

-Lasse iyo aniguba waxaannu aaminsannahey in kooxuhu aad u qaabeeysan yihiin. Aad ayaa loo soo diyaargaroobey, ciyaartooyduna wey ogsyihiin waxa looga baahan yahay iney fuliyaan, sida uu sheegay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews