Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland.
March 27, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta magaalada Boorama Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise buux oo kamid ahaa golaha guurtida Somaliland mudo dheer marxuumka ayaa xalay ku geeriyooday magaalada boorama.
