Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Iyo Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Kulan Ku Yeeshay Hargaysa
March 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimada Somalilan diyo Hay’adda shaqaalaha ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Hargeysa , waxaana ujeedka kulankani uu ahaa mid xal looga gaadhaayey cabasho dhawaan ka soo yeedhay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada caafimaadka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan