Wadamada Midowga Yurub Oo Joojinaya Isbadalka Saacada Ee Xiliga Xagaaga (Sommarka) Iyo Jiilaalka (
March 28, 2019 - Written by admin
Brusless(Berberatoday.com)-Barlamaanka Midowga Yurub Ayaa u codeeyay joojinta Saacad badalka xiliga Jiilaalka iyo Xagaaga taasi oo wadamada Yurub badankooda isticmaalaan isbadalka ayaana timid kadib codeen loo sameeyay isbadalka saacada oo cabasho badan kasoo yeertay.
Sida ay sheegtay Marita Ulvskog oo ka tirsan Xisbiga Socialdemokraterna kuna jirta Barlamanka Yurub waqtiga la joojiyay ayaa ah saacada u dhaxeysa xiliga u dhaxeeya Jiilaalka (Sommar ) iyo Vinterka (Jiilaalka).