Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Oday Xaashi Muuse.
March 29, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha Unaxariistee waxaa maanta Magaalada Hargaysa loogu sameeyay marxuum /oday Xaashi Muuse oo ahaa mayarkii Hareysa 1982 ilaa 87 oo xalay ka Guuriyooday Hargaysa
Berberatoday.com