Daawo Muuqalka”Khudbadii Siyaasi Maxamuud Xaashi Ka Jeediyey Doodii CPA Ee Isbedelka Geeska Africa Iyo Su,aalihii Laga Weydiiyay
March 29, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd khudbad ka jeediyey dood ay soo qaban qaabisay CPA oo lagaga hadlaayey isbedelka Geeska Africa iyo dalalka Carabta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/NPku51wsXHI
Berberatoday.com