Daawo Muuqalka”Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Muxaadiro Ujeediyay Kumanaan Kamida Dhalinyarada Waxka Barata Jaamacada Camuud
March 29, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haruun kamida culimada wawayn ee gayiga somalida ayaa maanta kumanaan kamida dhalinyrada waxka barata jaamacada camuud ee magaalada boorama ujeediyay muxaadiro diinta.
