Norway Oo sheegtay Waqtiga Uu Bilaabanayo Sharciga Cusub Ee Ogolaanaya Qaadashada Labada Dhalasho
March 31, 2019 - Written by admin
Oslo(BErberatoday.com)-tan iyo sanadkii hore Dowlalada ayaa ku hoolaneyd waqtiga uu bilaabanayo sharciga cusub ee dadka dalka u ogolaanaya in ay qaataan labo dhalasho oo kala duwan.
dowlada oo sanadkii hore sharcigan ansixisay ayaa tan iyo mudadaasi ku hoolaneyd waqtiga uu bilaabanayo sharciga waxana ugu danbeyn sheegtay in shariciga uu bilaabanayo bisha January ee sanadka danbe 2020.
Fahan dheeraad ah Sharciga Cusub.